Midabada naahi ah

(Waxaa laga soo toosiyay Midabada Aasaasiga)

Midabada Asaasiga waa midibada ugu muhiinsan inta midib ah oo jiro kana mid ah kuwa laga sameeyo midibyada dameeriga, jaalaha, sharbeedka, oranjiga iyo kuwo kale oo badan. Midibyada muhiimka ahi waxaa la yiraahdaa casaan, cagaar, cirdhow, cadaan Safkaani waa midibyada oo dhan.

Cagaar, Gaduud iyo cirdhow


Midabo Kale wax ka badal

Tixraac wax ka badal