Buluug

Baluug waa Midab ka mid ah Midabada Asaasiga.

Calanka Soomaaliya waa baluug oo dhaxda xidig cad ku leh.

Cirka waa baluug iyo Badda.

Kalarka baluuga ah, waa kalar aad u quruxbadan, waa kalar caashaq ah. Waa kalar runta iyo wax qarsoonaan badan leh, waa kalar xasuus dheeraad leh.Waa kalar indhaha uroon.


Midabo KaleEdit

TixraacEdit