Madoow waa mid kamida midabada aasaasiga ah ee ay ka koobmaan midabadu, waxaana lagu arki karaa deegaanka waxa kale oo la arki karaa marka ishau aanay ku dhicin wax iftiin ah. amaba aad joogto meel bilaa iftiina sida habeenkii oo kale.

Madaw

AstaamahaEdit

Madoowgu wuxuu astaan ​​u yahay fowdada, habeenka, naxdinta, masiibada, baabi'inta, geerida , niyadjabka , culeyska iyo qatarta.


Midabo KaleEdit




TixraacEdit