Cowlaan
Cowlaan (Af Ingiriis : Brown; Af carabi: بني) waa midab madoow khafiif ah oo eg dhirta [1]. Midabka cowlan wuxuu ka midabow isku dhaf ah; marka rinjiga la sameeynayo waxaa la iskudaraa casaan, madoow iyo huruud kuwaasi oo si fudud u soo saara midabka cowlaanka.[2][3]
Cowlaan![]() | |
---|---|
![]() | |
![]() | |
Qoraalka midabka | #964B00 |
sRGBB (cs, cg, bl) | (150, 75, 0) |
CMYKH (bx, bs, h, m) | (0, 50, 100, 41) |
HSV (m, j, c) | (30°, 100%, 59%) |
Source | [Unsourced] |
B: Lagu hagaajiyey [0–255] (byte) H: Lagu hagaajiyey [0–100] (boqol) | |
Some shades of Cowlaan | |
Cowlaan (nooc X11) | |
Cowlaan khafiif | |
Cowlaan Dhexdhexad | |
Cowlaan Jaamud |
Sidoo kale waxaa cowlaanka laga sameeyn karaa iskudarka midabada buluuga, huruuda iyo casaanka.[4] Dhinaca kale, midabada dhalada telefishanka waxaa laga sameeyaa casaan iyo cagaar kali ah, taasi oo soo saarta cowlaan jaamud ah. Si kastaba ha ahaatee midabka cowlaanka waxaa loo yaqaanaa inuu yahay midab dabiici ah oo matala nolosha dabiiciga ah, sababtoo ah carada, geedaha dhirta iyo in badan oo [[xoolo|xoolaha ah ayaa midabkani leh, kuwaasi oo taageera nolosha dadka. Intaas waxaa dheer, timaha dadka, bu'da indhaha iyo midabka maqaarka jidhka ayaa cowlaan ah.
Guud ahaan, waxa meelo badan oo caalamka ah looga yaqaana midabka cowlaanka ahi inu matalo faqiirnimo, bisaarad, abaar iyo gaajo.[5]
MuuqaalkaEdit
- Muuqaalada Cowlaan
Midabo KaleEdit
TixraacEdit
- ↑ Shorter Oxford English Dictionary; "of a colour produced by mixing red, yellow, and blue, as of dark wood or rich soil"
- ↑ Shorter Oxford English Dictionary, (2002), Oxford University Press.
- ↑ Webster's New World Dictionary of the American Language: "A combination of red, black and yellow."
- ↑ Oxford English Dictionaries On-LIne: "Of a colour produced by mixing red, yellow, and blue, as of dark wood or rich soil"
- ↑ Heller, Eva, Psychologie de la couleur' -effets et symboliiques, (2009), p. 212-223.
- ↑ "Brun rouge assez foncé." Le Petit Robert (1988).
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |