Xanaaq
(Waxaa laga soo toosiyay Caro)
Xanaaq ama Caro (; ) waa qiiro ka timid wax ka xumaansho, wuxuu wataa saamayn ah inay korodho garaaca wadnaha iyo cadaadiska dhiiga, xanaaqa ayaa ka dhasha if sahan waa ka dhexeeya labo dhinac, ama dhib loo gaysto dhinaca xanaaqi doona, xanaaqa ayaa noqonaya mid muuqda waxaana la socon kara mararka qaar fal celin hadal ama ficil ah, waxaa la sheegaa go'aanka la qaato xiliga xanaaqa inuu ka badalanyahay waqtiga xanaaq li;da,
xanaaqa ayaa laga yaabaa in ay ka dhashaan waxyaabo badan oo dhibaato jir ahaan iyo maanba leh.