Jaamacadda Muqdisho
Jaamacada Muqdisho (Af carabi: جامعة مقديشو, Af Soomaali : Mogadishu University) waa jaamacad madaxbanaan oo ku taala caasimada Muqdisho, wadanka Soomaaliya. Warbixin la soo saaray 2012, waxaa laga sheegay in Jaamacada Muqdisho gashay kaalinta 40aad ee jaamacadaha Qaarada Afrika.[1]
Jaamacada Muqdisho Mogadishu University جامعة مقديشو | |
---|---|
La aas aasay | 1997 |
Hormuudka jaamacadda | Dr. Ibrahim Maxamed Mursal |
Xonaha hay'adda waxbarashada | 11 kuliyadood |
Waxay ku taal | Muqdisho, Soomaaliya |
Linkiyo kale
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Mogadishu University. |