Jaamacadda Gollis (Af Ingiriis : Gollis University) (GU) waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay taasi oo casharo ka bixisa magaalada Hargeysa, magaalo-madaxda maamulgoboleedka waqooyi-bari Somaliland wadanka Soomaaliya. Jaamacadani waxay u dhowdahay Buuraha Golis, oo ah meesha loogu magacdaray. [1]

Jaamacadda Gollis
Gollis University
جامعة جولس
File:Gollis university.jpg
Halku dheggaWaadi waxbarasho
La aas aasay2004 (2004)
NuucaSi gaar ah loo leeyahay
Madaxwenaha JaamacaddaDr Saciid A. H. Ibrahim
Waxay ku taalDegmada Koodbuur, Hargeysa, Somaliland,  Soomaaliya
Websitewww.gollisuniversity.com

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 18 November 2015. Soo qaatay 14 November 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)