Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya (Af Ingiriis : University of Southern Somalia) waa jaamacad heerka sare ee waxbarasho oo ku taala magaalada Baydhabo, wadanka Soomaaliya.[1]

Jaamacadda Koonfurta Soomaaliya
University of Southern Somalia
La aas aasay 5 May 2007
Lataliyaha xagga aqoonta Professor Maxamed Cali Kalay
Waxay ku taal Baydhabo, Baay, Soomaaliya
Website www.uss-baidoa.org

Sidoo kale fiiri

Tixraac