Dugsiga Sayniska iyo Teknolojiyada Abaarso
Dugsi gaar ah oo boodhina ah, kuna yaala Hargeisa, Somaliland
Dugsiga Sayniska iyo Teknolojiyada Abaarso (Af Ingiriis : Abaarso School of Science and Technology) (sidoo kale loo yaqaano Abaarso School) waa dugsi iska-wax-u-qabso ah, ardeydu ku dhex nooshahay kaasi oo ku yaala tuulada Abaarso, Maroodi Jeex ee wadanka Somaliland.
Dugsiga Sayniska iyo Teknolojiyada Abaarso Abaarso School of Science and Technology | |
---|---|
La aas aasay | 2008 |
Nuuca | Dugsi madaxbanaan, dugsi ardeydu degan tahay (boarding) |
Ardayda | 218 |
Waxay ku taal | Hargeysa, Somaliland |
Midabka | Casaan iyo Cadaan |
Meelo lagu ciyaaro | +10 kooxood oo ciyaaro ah |
Website | www.abaarsoschool.org |
Sanadkii 2014ka, Dugsiga Sayniska iyo Teknolojiyada Abaarso waxaa Ururka New England Association of Schools and Colleges (NEASC) gudoonsiiyeen shahaado sharaf dugsigu ku mutaystay dadaalka iyo horumarinta adeyda.[1]
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ . CNN http://money.cnn.com/2015/04/06/pf/college/harvard-somaliland-africa-student-university/. Soo qaatay 21 December 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)