Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (SNU; Af Ingiriis : Somali National University, Af-Carabi: الجامعة الوطنية الصومالية‎) waa Jaamacadda qaranka Soomaaliyeed ee ku taalla magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho. Waxaa jaamacadda la aasaasay 1954, waxaase si sharci ah dhidibada loogu taagey 1969. Waxaa la xidhay jaamacadda 1992-ki. Ka dib muddo ay xidhnayd, jaamacadda waxaa dib loo furay 2014-ki.

Jaamacada Ummada Soomaaliyeed
Af-Laatiin: Somali National University
La aas aasay 1954
Nuuca Dawladda
Madaxwenaha Jaamacadda Maxamed Axmed Jimcaale
Waxay ku taal Muqdisho, Banaadir, Soomaaliya
2°02′17″N 45°17′13″E / 2.038°N 45.287°E / 2.038; 45.287Coordinates: 2°02′17″N 45°17′13″E / 2.038°N 45.287°E / 2.038; 45.287aa
Dhismaha jaamacadda Xamar
Magacyadii hore Jaamacadda Gahayr
Website http://snu.edu.so/en/

Sidoo kale fiiriEdit

TixraacEdit

taarikhda

jamacada umada soomaaliyeed JUS waa tan u ugu tayada badan jaamacadaha dalka soomaal waxaana la'aas aasay 1954