Af-Laatiin
Af-Laatiin (la:latina lingua) waa luqad looga hadli jiray wadamada Waayadii hore Giriig iyo talyaaniga, waxaana lagu isticmaali jiray caalamka oo dhan ilaa bartamaha 1800. Luqada laatiin waxee wali luqad rasmi ah u tahay meelo kaniisado oo ku yaalo rom ee wadanka talyaaniga. Luqada laatiin waxoo asalkiisa ka imaaday Luqada Hindo Yurub.
Booqo
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Latin language. |