Jaamacadda SIMAD
Jaamacadda SIMAD (Af Ingiriis : SIMAD University; laga soo gaabiyay "Somali Institute of Management and Administration Development" micnaheedu yahay "Machadka Maamulka iyo Horumarka Soomaalida") waa jaamacad si gaar ah loo leeyahay oo ku taala magaalada Muqdisho ee wadanka Soomaaliya.[1]
Jaamacadda SIMAD SIMAD University | |
---|---|
File:SIMAD UNIVERSITY LOGO.jpg Logo | |
Halku dhegga | Xarunta Aqoonta iyo Xigmada |
La aas aasay | November 6, 1999 |
Nuuca | Urur tabaruc ah |
Hormuudka jaamacadda | Dahir Xassan Carab |
Ardayda | 3796 |
Ardayda dhigata | 3696 |
Daraasaadka sare | 100 |
Waxay ku taal | Muqdisho, Benadir, Soomaaliya |
Dhismaha jaamacadda | Xarunta |
Magacyadii hore | Somali Institute of Management and Administration Development |
Midabka | Cagaar (#008000) |
Loo yaqaan | SU |
Website | www.simad.edu.so |
SU Official Logo |