Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiyada Sanaag
Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiga Sanaag (Af Ingiriis : Sanaag University of Science and Technology) (loo soo gaabiyo USTec) waa jaamacad dadweyne taasi oo xarunteeda ugu weyn ku taalo magaalada Ceerigaabo, magaalo madaxda gobolka Sanaag waqooyi-bari wadanka Soomaaliya. [1]
Jaamacadda Sayniska iyo Teknolojiga ee Sanaag Sanaag University of Science and Technology | |
---|---|
Halku dhegga | Hoyga cilmiga hodonka ah |
La aas aasay | 2009 |
Nuuca | Dadweyne |
Waxay ku taal |
Ceerigaabo, Sanaag, ![]() |
Dhismaha jaamacadda | Magaaloyin badan |
Midabka | Cagaar |
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ http://www.eelouniversity.org/over-view. Soo qaatay 14 November 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)