Jaamacadda Gedo

Jaamacada Gedo (Af Ingiriis : University of Gedo Af carabi: جامعة جدو) waa jaamacad bulsho taasi oo xarunteedu tahay magaalada Baardheere, gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya.[1]

Jaamacadda Gedo
University of Gedo
File:University of Gedo logo.jpg
Halku dhegga Xarunta horumarka
La aas aasay 2008
Nuuca Jaamacad Bulsho
Waxay ku taal Bardhere, Gedo, Soomaaliya
Dhismaha jaamacadda Magaalooyin badan
Website Official website

Sidoo kale fiiri

Tixraac