Gedo (Af Ingiriis : Gedo, Af Carabi : ar‎) waa gobol ka tirsan wadanka Soomaaliya, kaasi oo looyaqaano Jubada Sare waxuu dhacaa xadka wadanka Kiinya, iyo I Ethiopia Gobolka Jubada sare waxaa magaalo madax u ah magaalada Garbaharey

Gedo

جدو
Script error: The function "Somaliland" does not exist.
WadankaWanlaweyn waa magaalo qadiimi ah oo taariikh dheer leh. Waa degmo ay wada degaan Soomaalida oo dhan, hase yeeshee asal ahaan degmada waxaa degan Shanta Caalimood, oo u kala baxaan shan beelood:

1. Hubeer 2. Barbaare 3. Jambaluul 4. Erdho 5. Hiifmuge

Beelahaas waxay degaan magaalada iyo tuulooyinka ku xeeran degmada. Guddoomiyaha degmada wuxuu ka tirsan yahay beesha Erdho, oo ah beesha ugu badan ee dega magaalada gudaheed. Degmada Wanlaweyn waxay hoos timaadaa 597 tuulo, waxaana ay caan ku tahay ganacsiga xoolaha iyo dhaqashadeeda.

Dadku waa dad ku fiican dhaqashada xoolaha iyo beeraha, waxayna dhaqdaan geela, lo'da, iyo ariga. Wanlaweyn waxay sidoo kale caan ku tahay wax soo saarka beeraha, iyadoo degmo barwaaqo ah oo nabadeed ah.

Sidoo kale, dadka deegaanka waa xoolo-dhaqato, waxaana ay si weyn ugu mashquulsan yihiin wax soo saarka beerahooda. Degmada Wanlaweyn waa mid ka mid ah degmooyinka ugu horeeya ee hoos yimaada gobolka Shabeelaha Hoose.

Wanlaweyn waxaa ku yaal saldhigga milatari ee Belidoogle, oo ay ku sugan yihiin ciidanka gaarka u tababaran ee Soomaaliya iyo tababarayaal Mareykan ah. Wanlaweyn sidoo kale waa magaalo Soomaali u ilbaxsan, oo ka tirsan maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya.
MagaalomadaxGarbaharey
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Sida ku xusan taariikhda dadka Soomaalida gobolkan waxaa la aasaasay wakhtigii 1980maadkii waxaana xad la leeyahay deegaanada Soomaali Galbeed ee wadanka Itoobiya, Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya, iyo gobolka Bakool, Baay, Jubbada Dhexe, iyo Jubbada Hoose.

Hordhac

Gobalka Gedo waxa uudhacaa koonfur galbeed soomaaliya. Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid ah Gobalada Soomaaliya ee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Gedo waxay ku jirtay deegaanada Soomaaliyeed ee nooca walba ula dagaalamay ; gumeystihii reer Yurub.

Waxbarashada

Gobolka Gedo waxaa ka dhisan nidaamyo waxbarasho walow aysan jirin dalad midaysa iyo Gudoon Waxbarasho oo heer degmo ama gobol ah.

Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Bardhere, Garbaharey, Luuq Garb jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Bardhere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Bardhere ee Bardera Polytechnic.

Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

Magaalooyinka Gobolka Gedo/ Jubada Sare  
Bardhere · Baledxawo · Burdhubo · Doolow · Garbaharey · Buraa · Ceelwaaq · Celcade · Luuq