Burdhubo waa degmo ka tirsan Gobolka Jubbada sare ama loo yaqaan Gedo isla markaana ah magaal madaxda Gobolka Jubbada Dhexe degmadan waa magaalo istaraatiiji ah waxaa ay caan ku tahy dadka degan waa beeroleey iyo xoolo dhaqato.

Burdhubo
Magaalo =
Dagmada Burdhubo.jpg
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Wadan  Somalia
Maamul Goboleed Jubaland
Gobol Jubada Sare /Gedo
Magaalo Burdhubo
Dowlada
 • Duqa Magaalada ====

Burdhubo waa magaalo ku taalo bariga Gobolka Gedo , Magaalada Burdhubo waxaa dhaxmaro Webiga weyn ee loo yaqaan Wabiga Jubba.

TixraacEdit

Waxaa degmada Burdhubo degan bulsho u badan beeralay.