Wabiga Jubba
Wabiga jubba wuxuu ka mid yahay wabiyada ugu weyn ee dalka somalia waana wabi balaaran.


Webiga Jubba waxaa dhinaca waqooyi bari ka xiga baaraxa Bay-Bakool. Waxaa webiga Jubba dhinaca koonfur-bari ka xiga baaraxa Waamo.
Baaxadda
wax ka badalWaxaa uu ka soo bilaawdaa wadanka Ethiopia sida wabiga kale ee Shabeele, wabigaan waxoo dalka ka soo galaa magaalada Doolow wuxuuna gaaraa ilaa iyo Deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose, Wabiga jubba dhirikiisa waa 800 km. 533km waxu ka maraa gobolka Gedo 277km waxu ka maraa gobolka Jubada dhexe iyo jubdada Hoose. meelaha uu marana waa meelaha ogu taajirsan wadanka Somalia waana dhul beereedyo ah.
Magaalooyinka uu maro wabigaan
wax ka badalWabigaan Wuxuu ku dhamaadaa oo uu badda kaga darsoomaa meel la yiraahdo (Goobweyn) oo Kismaayo u jirta 25km. Biyaha webiga ee ku qulqulayo waxay quud iyo nasteexo u yihiin naflayda Badwaynta Hindiya oo uu webiga biyaha cas ku daro kuwa buluuga ah ee badda.
Warka
wax ka badal- https://reliefweb.int/map/somalia/somalia-juba-river-flooding-flood-extent-10-november-2019
- https://www.garoweonline.com/en/news/somalia/somalia-au-forces-enter-bardera-town-after-heavy-fighting
- https://allafrica.com/stories/201511121506.html
sido kale fiiri
wax ka badal
External link
wax ka badal- Map of the Jubba River basin at Water Resources eAtlas Archived Agoosto 13, 2012 // Wayback Machine