Gobolada Soomaaliya
Soomaalaiya waxee u qeebsamtaa 18 gobol sida uu qabo dastuurka soomaaliya Cutubka 1aad, Qodobka 7aad, faqradiisa 1aad, 2aad iyo 3aad
- Gobannimada Jamhuuriyadda soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, jasiiradaha, biyaha goboleed, ururkooda, hawadooda iyo geyi-qaaradeedka.
- Dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo.
- Guddoon afti Qarameed oo keliya ayaa lagu oggolaan karaa waxkabeddelidda dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya.
N° | Gobol | Magaalo Madax | Bed ama baaxad | Tirada dadka | ![]() |
---|---|---|---|---|---|
1 | Awdal | Boorame | 21.374 | 417.000 | |
2 | Bakool | Xudur | 26.962 | 365.000 | |
3 | Banaadir | Muqdisho | 370 | 4.276.000 | |
4 | Bari | Boosaso | 70.088 | 1.500.000 | |
5 | Baay | Baydhabo | 35.156 | 1.106.000 | |
6 | Galguduud | Dhuusamareeb | 46.126 | 628.000 | |
7 | Gedo /Jubada Sare | Garbaharrey | 60.389 | 987.000 | |
8 | Hiiraan | Beledweyne | 31.510 | 538.000 | |
9 | Jubbada Dhexe | Bu'aale | 9.836 | 363.000 | |
10 | Jubbada Hoose | Kismaayo | 42.876 | 668.000 | |
11 | Mudug | Gaalkacyo | 72.933 | 763.000 | |
12 | Nugaal | Garoowe | 26.180 | 160.000 | |
13 | Sanaag | Ceerigaabo | 53.374 | 531.000 | |
14 | Shabeellaha Dhexe | Jowhar | 22.663 | 864.000 | |
15 | Shabeellaha Hoose | Marka | 25.285 | 1.400.000 | |
16 | Sool | Laascaanood | 25.036 | 945.000 | |
17 | Togdheer | Burao | 38.663 | 942.000 | |
18 | Woqooyi Galbeed | Hargeysa | 28.836 | 1.190.000 |