Bu'aale waa degmo ka tirsan Gobolka Jubbada Dhexe isla markaana ah magaalo madaxda Gobolka Jubbada Dhexe degmadan waa magaalo istaraatiiji ah waxaa magaaladaan mara wabiga jubba magaalada waxaa ka howl ka degan waa beeroleey iyo xoolo dhaqato. Qabaa'ilka dagan waa cowliyahan,gaaljecel,shiikhaal,jareer

Bu'aale
Wadanka  Somalia
Gobolka Jubbada Dhexe
Degmo Degmada Bu'aale
Bedka
 • Dhammaan 30 km2 (10 sq mi)
Tirada dadka
 • Dhammaan 350.00
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac