Open main menu

Wikipedia β

Galguduud ama (galgaduud) waa gobol ka mid ah Gobolada Soomaaliya wuxuunu ku yaalaa bartamaha Soomaaliya.

Galguduud
—  Gobol  —
waxay soomaaliya kaga taal ama.
Dhacdaa: 5°20′13″N 46°37′13″E / 5.33694°N 46.62028°E / 5.33694; 46.62028Isuduwe: 5°20′13″N 46°37′13″E / 5.33694°N 46.62028°E / 5.33694; 46.62028
Dalka  Soomaaliya
Xarunta Dhuusamareeb
Saacad EAT (UTC+3)

Waqooyi waxaa ka xiga gobolka Mudug, koonfur gobolka Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, galbeed gobolka Soomaali-Galbeed iyo bari oo ka xigta Badweynta Hindiya.

Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuusamareeb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo kaluumeeysi iyo xoogaa beeraha ah.

Degmooyinka gobolka GalguduudEdit

Degmada Galcad waxa ay ka mid tahay Degmooyinka rasmiga ah wixii ka horeeyay 1991gii waa

Waxaa ka mida degmooyinka gobolkaEdit

Xaafadaha ay ka koooban tahay magaalo madaxda gobolka ee Dhuusa MareebEdit

  • Dayax (Xaafad) waa xaafada ay ku yaalaan degaanada iyo xeryaha ciidamadda militeriga. Jihada Qorox u dhac (Galbeed)
  • Horseed wiqooyi
  • Waxarcadde Koofor
  • Waabarieel waa xafada kutalo jihada qorox kasoobaxa(Bari)
Gobolada Soomaaliya  
Awdal | Bakool | Banaadir | Bari | Baay | Galguduud | Gedo | Hiiraan | Jubbada Dhexe | Jubbada Hoose | Mudug | Nugaal | Sanaag | Shabeellaha Dhexe | Shabeellaha Hoose | Sool | Togdheer | Woqooyi Galbeed

Bashiir cali wardheere.

  1. Naciimo Warsame