Herale waa degmo ku taalo gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia name=": Herale inta aysan magaalo noqon waxaa kuyaalay ilaa hadana astaan u ah balli[1]' lagu magacaabi jiray (xeryaale) waxa uuna kuyaalaa bartamaha magaalada balliga xeryaale waxa uu caan ku ahaa oo ka atooraynjiray libaax lagu naynaasi jiray cageey waxaase ugu dambayn kaga gooyay libaaxii loogali waayay beesha fiqi maxamed intaas kadib waxaa isugu yimid balliga dadweynihii xoolo dhaqatada ahaa wayna ka biyo cabi jireen balliga beesha beesha cabdale gutaale waxa ay bilaabeen in ay tuulo kadhigaa oo waxa ay ka qodeen ilaa 100 barkadood taariikhdu markay ku beegnayd 1990 oo uu ka dhexeeyay ganacsi iyo somalinimo waxayna noqotay magaalo looyaqaano xeraale waxaana kutubada kuraacan jira kumanaan somaali ah oo ka kalasocda degmooyinka ku hareraysnaa magalada haatan dagmadu waa degmo aad u baaxad weyn waxaana hoos taga deegaano aad u badan sida Miirjiicleey, Lajiide,Dusmaaley, Aricadys,Mayeeraan, beyacad, xanan tuur, ceel-shiikh, baraago diirshe, Qalaanqalle, kor-udhiska, laanqaylo,baligod, xamurre, jiic-bacaad baali haawd Degaanka Indhayare iyo Degaanka Madina kuwo kale oo badan. dadka dagan dagmada Xeraale waxaa lagu qiyaasay dad gaaraya 500,000 oo Qoys. Waxa dagan beesha surre [xiniftire maha Dir)

Magaalada herale


حراله
District
Nickname(s): 
Magaaladii culumada
Motto(s): 
Nabad baa naas lanuugo leh
Magaalada herale is located in Somalia
Magaalada herale
Magaalada herale
Location in Somalia.bartamaha soomaaliya
DalkaGalmudug  Somalia
GobolkaGalgaduud
DistrictDistrict HERALE
Dowlada
Somalia
 • NuucaGalmudug
Area
200 km2 (80 sq mi)
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
som
252

Faah Faahin wax ka badal

Xeraale waxay ka koobantahay xaafadaha soo socda:

•Waabari

•hodan

•Dayax

•hoowl wadaag

•Sh Ammaan

•beeyacad


1: waa bari. waxa ku yaala ceelkii ugu horeeyay ee laga dhiso xeraale & isteeshinka & Dhagabadan School & Xarunta maamulka & xarun bulsho & Shirkada korontada & Suuqa Xoolaha & masjidka Jamica ah oo waliba dabaq ah & labo shirkadood oo isgaarsiineed oo lakala yiraahdo Nationlink iyo Somtel.

2: dayax. waxaa ku yaala Foornada rootiga & MCH & Xarun Bolsho & Ceelbiyood.

3: hodan. waxa ku yaala labo xarun caaafimaad & Dabaqqa ugu horeeyay ee magaalada.

4: howlwadaag. waxaa ku yaala Xarunta agoonta, Heraale Institute for Developemental skills & Xarun Caafimaad iyo shirkada isgaarsiinta ee Hormuud.

5: Sh Amman. waxaa ku yaala Machadka Barashada Diinta islaamka ee Sh Amman iyo jaamacada lagu magcaabo cumar binu al khadaab oo noqotay jaamacadii ugu horaysay oo lagfuro dagmadaasi xeraale.

6:beeyacad waa xaafad magalada ka mid ah balse ka durugsan waana mid qadiimi ah oo so jiraynah

   


External links wax ka badal

  1. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named :0
  • (Somali)


Template:Galmudug