Galhareeri
Galhareeri waa degmo ku taala koonfur galbeed ee gobolka Galgaduud ee ee bartamaha Soomaaliya.
Xarardheere oo ka xigta dhanka woqooyi, Ceeldheer oo ka xigta waqooyi bari, Derri oo ka xigta dhinaca bari, Wabxo dhinaca galbeed, iyo Ceel Buur dhinaca koonfureed. Galhareeri Waa magaalada saddexaad ee ugu weyn gobolka Galguduud. Laga soo bilaabo 2017 degmada waxaa degenaa qiyaas 221,200. Waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu da'da weyn Dowlad goboleedka Galmudug. Waa magaalo aad u dhaqameed badan, waxayna leedahay dhismayaal badan oo qurux badan oo Soomaaliyeed oo duug ah. Daad iyo burbur weeyn ayaa ku dhacay 2010kii maseerweeyn oo kiyimid magaalada mogadisho (Hamer Cadde). Caasimaddu 35 km ayeey u jirtaa magaalada Galhareeri. Sannadkii 2014 Galhareeri waxay noqotay meesha labaad ee ugu soo jiidashada badan dalxiisayaasha ee Gobollada Dhexe. Degmada waxaa dagan Beelwaynta Mursade
Taariikh
wax ka badalGalhareeri wa magalo tariiqiya waxa na dagan Beel Weeynta Murusade Karanle & Hawiye. Beesha Cabbdale sabdi iyo “Besha Majabe” (Maroodi). Besha Abdale sabdi waa Curadka Beelweeynta Murasade iyo Beesha “Majabe Sabti” oo ah besha ugu badan population ahaa ayaa waxay ku ledahay tariiq an la soo koobi karin. Ayinkoo Iranianku “..Sasanianate. ” and one of the many (PERSIAN EMPIRE’S)+4* ku soo duuli jireen “Qarniyaal hore” ka hor. ÀRAB tanu Islarabtay Dhinicyada ku Jeedka Magaalo Madaxda (Muqadisho) iyo kuwa kaloo badan.; Hadii laga soo tago tan “Eriteriyiinka”; Istrategii. Eretereya waa dal ku yaala Baxsinta Afrika derisna la'ah dawladaha Etoobiya {[Most populious 120m+]}, Jabuuti iyo Suudaan. ahaan u ah Badda Weeynta Hindiya+. Iyo “Central Somalida” oo dhan…::!!’?.::
However, the Achaemenid dynasty ruled Hindiya until 330 BC. Darius III, the last of the Achaemenid rulers, called on Indian soldiers to oppose Alexander the Great in that year. The Persian rulers that came after Darius III were not as strong and had no interest in further invading Hindiya..::
How many Persian empires have there been.!!’?
wax ka badalThe AP expects you to know ALL THREE: ACHAEMENID (550-330 BCE) PARTHIAN (247 BCE-224 CE) SASSANID (224-651 CE). The Persian Empire ceased to exist long time ago, however throughout history multiple Persian Empires existed such as the:(01.)=Achaemeind, (02.)=Sassanid; and (03.)= Safavid Empire.:: Are Three Well in In oldest Country in Whole-Sale World Civilisions and thier Oldest Countries.:: [1].::