2013 - 2014 - 2015

Sanadka 2014 waa meel gaar ah oo waqti ah oo ku jirta qarniga 21-aad iyo milenniyumka 3-aad. Waxa uu ka dambeeyaa 2013 kuna soo horeeyaa 2015. Marka loo eego kalandarka Gregorian-ka, waa sanad caadi ah oo ka kooban 365 maalin. Sida magaca lambariga, 2014 waxay matalaysaa hal sanadka socodka joogtada ah ee waqtiga.


Dhacdooyin

wax ka badal
  • Ruushka ayaa dhul balaarsi ku samaystey Krimea oo ka tirsan Ukraine.
  • Faafidda cudurka Ebola ayaa ku ifbaxay Galbeedka Afrika.
  • Diyaaradda MH370 ee Malaysia Airlines ayaa luntay isagoo duulaya.
  • Jabhada Daacish ayaa ku dhawaaqday khilaafad sheegato wadamada Iraq iyo Suuriya.
  • Koobka Adduunka ayaa lagu qabtay Brazil, iyadoo Jarmalku ku guuleystay.

Dhalashooyin

wax ka badal

Dhimashooyin

wax ka badal

Aniga wey irontahay in dhimashada rayidka wayo waxan rabaa in xasan aan kala warego xilka madaxweynimo wayo dhimasha al shabab ma wadan ee wayo anakaa ayaa qarash gareno.

Madaxda Aduunka

wax ka badal

Somaliya aad ayaa uu jeclahay laakin waxaan xasuusinayaa somalida in ay mid nimada ilaaliyaan iyo wada jirka qaran. Waa guul midnimada iyo isku duubnida halaga fogaado qabyaalada meel dheer hala fiiriyo.