Degmaada Ceeldaraad sidoo kale loo yaqaano Degmada Derri waa degmo ka tirsan gobolka [Galgaduud]. waxaa degmo ahaan loo aqoonsaday sanadki 2001.

Degmada waxeey xaduud la leedahay Ceelbuur oo waqooyi ka xigto, Galhareeri oo bari ka xigto, Ceeldheer oo koofur ka xigto, Wabxo oo waqooyi galbeed ka xigto iyo Budbud oo dhanka koofur galbeed ka xigto.

Kooxaha ka dhisan Dagmada

wax ka badal

_________________________________________________________________________________

Waxa ugu caansan kooxda ceeldireed , ceelweyne , dabeel kuwade

ceel qalooc, Fc qaxii , somali star , derri academy iyo ciyaal godka calool madowe, ontarey, celebacad, onkod, celxaji, ali wardhiigley, fc basey, fardolwy,

New holwadag, bacaadley,



Degmada Ceelbuur oo ah degmada ugu qadiimisan gobolada dhaxe waxay u jirtaa 57 km.dagmada wabxo waxay ujirtaa 61 km dagmada galhareerine waxay ujirtaa 66 km.

wax ka badal

Dhaqaalaha

wax ka badal

magaalada dhaqaala heeda wuxu ku tiirsan yahay beeraha, iyo xoolaha nool sida Geela, Ariga iyo Lo,da .

Beelaha u badan ee dego

wax ka badal

Magaalada Waxaa degan beesha murusade, gaar ahaan hilibi maxamed iyo Daguuro Ahmed oo liasku daaxo Habar maxamed, Tirada dadka degan waa 27,374 tira koob ki ugu dan beeye ee la sameeye.

degmada Waxaa ku yaal dugsi hoose dhaxe iyo sare oo lagu magacaabo Ali wardhiigley Primary And Secondary School, isbitaalo caafimaad, iyo maraakis kale oo diinta lagu barto sida madarasada Abu Bakar sadiiq

Ciyaaraha caanka ee ku tahay ee laga ciyaaro waxaa kamid ah wilisiqo gadoon waalo oradada bootinta Falaarta tartan ka fardaha iyo kubada cagta ,

Magaalada Muqdisho waxa

ee u jirtaa Degmada ceeldaraad 375 km oo dhanka koofureed ah

Degmada Ceeldaraad dadka ka soo jeeda ee caanka ah waxaa kamid ah

wax ka badal

1. Siyaasi Maxamed Qanyare Afrax

2. General Faarax Cabdulle Gacal (Garam Garam)

3. Cali Maxamed Cosoble Wardhiigeley (Wasiir/Xildhibaan Aas-aasihii USC

4. Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar)

5. Cali gacal Casir (Gudoomiyii baarlamaanka Galmudug)

6. Ahmed shiikh Hussein Bacadow (Ahmed Googe)

7. Suldaan Xaaji Xasan Gardheer (Nabadoon Caanka ahaa Somalia)

8. Nabadoon Geedi Ciyoow Calasow (Ciyoow Ganle)

9. Suldaan Xasan maxamed Sabriye (Xasan Madoow) Suldaanka Guud ee Beesha murusade

10. Nabadoon Cabdulqaadir Sh. Xuseen Bacadoow (Wabiin) Nabadoonka guud ee dhaqanka beesha Daguuro

11. Nabadoon Cabdullahi Axmed Ciire (Cashara) Nabadoonka guud ee dhaqanka beesha Hilibi

12. Sheekh Maxamed faarax Culusow (SHeekh Caan ah)

13. Sheekh Xuseen Bacadoow

14. Coll. Ciise Xasan Caraale (Jiijiile)

15. Halgamaa Maxamed Kheyre (Dhagaxtuur)

16. G/Sare Daahir C/ Axmed Cadaawe

17. Prof G/sare Yaxye Cali ibraahim Hareeri

18. Coll. Maxamed Guure Xareed

19. Cabdulle Qanyare Afrax

20. Gashanle Ciise indhooy

21. Agaasime Axmed Faarax Maxamed (Gaatamow)

22. Nabadoon Socdaal Jiisow Cosoble

23. Abwaan Barre Maxamed Fiidoow (Leento)

24. Nabadoon maxamed Yare Siyaad

25. Gashanle Axmed Maxamuud Jimcaale

26. Gen. Xaaji Maxamed Ceynte

27. Col. Maxamed Gaaboow Jimcaale

28. Ciyaaryahan Jibriil Xasan Fariid (Jibriil Malag)

29. Fananada Farxiya Axmed cadaawe (Farxiya Fiska)

30. Fanaanka Maxamed Xasan Shiikh Deko

31. Fanaanka Cabdinajiib Cabdi wehliye (Najii Alfa)

32. Fanaanada Nasteexo Aadan Cabdi ladan

33. Gud. Cabdiskakuur Abuukar Macallin (Rooble)

34. Gud. Mustaf Cali Kheyre

35. Gud. Axmednuur Cabdi Siyaad

36. Nabadoon Xujaale Cabdulle Jiisow

37. Suldaan Sh.Ibraahim Sh.Xasan Fagaareeye

38. Xildhibaanad Naciimo Maxamed Gacal

39. Xildhibaan Cabdiwali Maxamed Qanyare

40. Xildhibaan Cumar Maxamuud Mahadalle

41. Xildhibaan Aadan Xaaji Xasan gardheer

42. Ganacsade Cabduqaadir Xasan Ciise (Milkiilaha Shirkada korontada Blue Sky)

43. liibaan cismaan sabriye (quusiye)

44. CabdiCalas Maxamed guure (Gud.jaaliyada somaliyed ee south Africa)

45. Nabadoon Axmadeey Khaliif Cadow

46. sheikh adan nuur indhooy

47. ismaaciil xuseen nuur (ruush)

48. G/Sare Mohamud Fidow Dhiblaawe ( Fadalaxun )

49. Mohamed Abdullahi Mire

50. Maxamud Qanyare

51. Eng Shaafici Cabdiraxmaan Xujaale

52. Xildhibaan Dayax Axmed Cumar

53. Weriye Maxamed Xaaji Xuseen Raage

54. Coll. Cabdi shire Gaandaxley

55. Prof. Mohamed Ibrahim Abdulle

56. Salaad Maxamuud Eybakar (Salaad Tuurre)

57. Cadow Gaawoxo Shamati

58. Macallin Cabdullaahi Cali Tooxow

59. Ganacsade Shiikh Cabdullaahi Gacal Maxamuud

60. Ganacsade Maxamed Cali Cirro (Raage)

61. G/Sare Sheekh Ciise maxamuud Jimcaale

62. Xasan Maxamed Cilmi (Xassan Fariid)

63. Musician & Mulaxan Xasan Sabriye Afrax (Xasan Gareyd)

64.. Gud. Mahad faarah Mohamed (Bidhi)

65. Ganacsade. Bashiir Ali Hussein (bashka)

66. Nabadoon. Faarax Maxamed yarre Siyaad

67. Cali Hussein middi weyne (middi weyne)

68. Abdullahi Maxamed yarre siyaad (afweyne)

69. oday degmada. Abuukar dhagey Ali

70.Axmed Maxamed siyaad (Shubato)

71. Ibraahim Maxamed barrow (luga-dhere)

72. Gud.maxamed cabdulahi xuseen (qaar-weere)

73. Muuse Maxamed yarre Siyaad

74. Dr. Maxamud daahir sheikh

75. Cali Maxamuud faarax (suuley)

76. Maxamed mustaf Ciise