Ceel Buur

ceelbuur waa magaalo ey u xiisaan dadka bartay ku noolaashadeeda jawiga fiican aawgii

Ceelbuur (Af-IngiriisEl Bur Clan Karanle "Murusade" )

Ceelbuur
Ceelbuur is located in Somalia
Ceelbuur
Ceelbuur
Location in Somalia.
Country  Somalia
Region Galgaduud
District El Buur
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Ceelbuur waa magaalo kulansatay Qurux iyo hanaan wanaagsan marki aad eegto biyaha dur duraya ee dhex ceegaaga bartankeeda iyo jawiga u goonida ah oo ay leedahay.

sidoo kale degmada Ceelbuur waxaa Ku yaalo Xarunta ciidanka guutada 22 aad ee malatariga xooga dalka somaliyed oo lagu magacaabo xarada Caano Moog .

Degmada qadiimiga ah e Ceelbuur waxaa Dagan oo xadaarad iyo ilbaxnimo fog oo 900 sano ka badan ku leh Beelwaynta gaar ahaan beesha Murusade.!!’

XAAFADAHA DEGMADA CEELBUUR IYO SIDA LOO KALA DAGAN YAHAY.

■ Buur-bishaaro waa xaafadii Sheikh mohamed faarax daganaa waxaana ku yaalla xaruntii Sheikhu dadka cilmiga ku bari jiray oo mageceedu ahaa Goobaha qadiimiga ah ee xafadaaa ku yaalla waxaa kamid ah: Dugsi Sare, Ceel Yusuf Xeyle, Kaawada(Goobta burjikada lagu sameeyo) e.t.c. Xaafadasi waxaa dagan beesha Murusade

■ Ceelriig waa xafad ay ku yaallaan labada ceel ee magalada biyaha siiya, School ka weyn ee Al-Nuur, Guriga gudoomiyaha iyo Minjirka oo xilliyada barwaaqada ah loo dabaal tago. Beesha Murusade ayaa dagan xaafadaa.

■ Seyberiya waa Xaafad uu ku yaallo Hospital ka weyn ee dagmada sidoo kale waxaa ku yaalla Guriga martida, Station ka, iyo Dugsi sare. Beesha Murusade ayaa dagan xaafadaa.

■ Wadajir waa xaafadii ugu horeysay ee laga billabay degmada, Meelaha ugu caansan waxaa kamid ah: Sarta dhagaxa, Sarta daawad, Ceelka Burrayaal, Ceel Afweyne iyo Caana moog(Saldhig 22aad ee cidanka xooga) e.t.c. Xaafadaas waxaa dagan beesha Murusade

■ Waabari waa laba dhinac - Dhanka koofureed waxaa dagan Murusade meelaha ugu caansan waxaa kamid ah: dugsi Hoose, Hotel Shillal, Hospital Marlin, Shiirkole, Baqdaad iyo meelo kale oo badan. •Oday dhaqameedyada beesha ceelbuur waxa kamida


-Dhanka woqooyina waxaa dagan Beesha duduble,meelaha ugu Caansana waxaa kamid ah, Xarunta shirkadda Hormuud, Buurka cali sareey iyo Kolleejka.