Mudug
Mudug waa gobol weyne ka tirsan gobolada Dalka Jamhuuriyada Soomaaliya, [1] gobolka wuxuu xad la leeyahay, Galbeedka waxaa ka xigga dalka Itoobiya Koofur wuxuu xad la leeyahay Gobolka Galgaduud, waqooyi Gobolka Nugaal, halka Barri (Qorax kasoo bax) uu ka saaran yahay Badweynta Hindiya. gobolka dhaqaalihiisa wuxuu Ku tiirsan yahay xoolaha nool. waaxana Dagah beelaha Sacad, Saruur, majeerteen, leelkase iyo madhibaan .[2]. Gobolkaan waxaa degen dad lagu qiyaaso 131,455 oo qof, tirakoobkii 2005.[3]
Galmudug | |
---|---|
Wadan | Soomaaliya |
Caasimada | Gaalkacyo |
Area | 290,462 km2 (112,148 sq mi) |
Tirada dadka (2007) | |
• Dhammaan | 3,169,120 |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Dagmooyinka
wax ka badal- Gaalkacyo waa magaalo madaxda gobolka.
- [Galdogob]
- [Jriiban
- [Hobyo]
- [xaradheere]
- [Towfiiq]
Degmooyinka kal
wax ka badal- Dagaari
- Galbarwaaqo
- Daarusalaam
- Bacaadwayn
- Baraag ciise
- Jiicdheere
- Qaycad
- shabeelow
- xarfo
- Mirafadle
- Bookh
- Afar-irdood
- Dalsan
- Bursaalax
- Bayra
- Laanmadow
- Axmed Kheyr
- Isqanbuus
- Bilcil
- horogle-town
- Faratooyo
- Gacnofale
- Ceel Bardaale
- Guuco
- Riig Ooname
- Wisil
- garacad
- Caad
- Docolle Farale
- ceelguula
- dhinowda
- xero jaale
- Kalabayr
- Ceel huur
- sadaxhiglo
- Dabagalo
- Af-gumasoorey
- maneed
- Isqanbuus
- xiin god
- Bacaad weyn
- xeero dahab
- Xamur
- Qansaxle
- tooro dhurwaa
- Ceel guula
- Bajeelo
- Shiikh Nuur
- Tuurdibi
- sadaxhiglo
- Ilbir
- Bud-bud
- Docol
- Carfuudo
- ballibusl
- celhuur
- Cagaaran
- tawakal
- Farjano[4]
- afbarwaaqo
- jiray
- galhagoog
- bacaduur
- qaracaanle ,
- naaso dheer
Gobolka Mudug waxaa loo kala qeeybiyaa koofur iyo waqooyi.
Koofur waa boqolkiiba %80 dhulka Gobolka Mudug, waana Galmudug, halka waqooyi uu yahay boqolkiiba 20 dhulka Mudug, waana puntland.
Koofur waxaa degga beelaha Sacad oo degga degmooyinka Hobyo iyo Gaalkacyo iyo Saruur oo degga Xarardheere.
Waqooyiga oo ah puntland waxaa degga beesha Cumar Maxamuud ee Majeerteen oo degga Gaalkacyo iyo Jariibaan iyo Leelkase oo degga Galdogob. [[1]]
https://en.wikipedia.org/wiki/Mudug
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Mudug Region. |
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2016-06-25. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/121024_Administrative_Map_Mudug_A4.pdf
- ↑ https://reliefweb.int/report/somalia/mudug-region-%E2%80%93-situation-analysis-october-2012
- ↑ farjano waxay katirsantahay gobalka mudug waxay hoostagta dagmad galkacyo waxa daga beel waynat muse nolays ee idigfacle farjano waxay ledahay xolo dhaqato beeralay wana deegan baxad wayn oo cagaran