Waa degmo dhacda koofurta mudug waxay u dhexeysaa hobyo iyo gaalkacyo,

Wisil
Town
Wisil is located in Somalia
Wisil
Wisil
Location in Somalia.
Country Somalia
RegionMudug
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Magaalada wisil waxey ka koobantahay afar xaafadood oo kala ah: 1)Quraxley 2)Tusbaxley 3)Horseed iyo xaawo taako Waa magaalo aad u bilicsan waxaa marta wadada isku xirta gaalkacyo iyo hobyo.waxaa dagan SACAD GALMUDUG