Garacad Waa degaan xeebeed dhaca woqooyi bari Gobolka Mudug, Puntland, Soomaaliya. Waxay ka tirsan tahay deegaannada hoos yimaada degmada Jarriiban. Garacad waxay caan ku tahay kalluumaysiga iyo kheyraadka badda.

Garacad
Magaalo
Xeebta Garacad.
Garacad is located in Somalia
Garacad
Garacad
meesha ka dhacdo Soomaaliya.
Dalka Somalia
GobolkaMudug
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Garacad waxay Jarriiban u jirtaa qiyaastii 45 Km, Gaalkacyana waxay u jirtaa qiyaastii 208 Km.

Garacad waxaa ka socda mashruuc isku-tashi bulsho ah oo lagu dhisayo deked caalami ah oo ay maraakiibta iyo doonyuhu aan











Xigasho wax ka badal

lifaaq banaanka ah wax ka badal

Coordinates: 6°57′18″N 49°13′12″E / 6.95500°N 49.22000°E / 6.95500; 49.22000