Abaarey

(Waxaa laga soo toosiyay Cagaaran)

Abaarey oo hadda lagu magacaabo Cagaaran, waa deegaan ku taalo Gobolka Mudug. Magaca Abaarey ayaa haatan noqonayo mid gabi ahaanba ka baxayo maskaxda dadka dago gobaladaasi waxaana badalkiisa hirgalay ama hirgalayaba magacii lagu walqalay mudo ka hor ee ahaa Cagaaran, Tuulada Cagaaran ma ahan mid ka turjumayso magaca ay ku caanbaxayso balse mustaqbalka waxay noqon karta mid la soo baxdo bilic iyo barwaaqo waa haddii dadka dago deegaankaas uu arintaasi hirgaliyo si kastaba ha ahaate Cagaaran waxay ku taala meel muhiim u ah dadka Soomaaliyeed iyadoo isku xirto ganacsiga dhamaaan Gobalada ay Soomaalidu dagto sida Gobalka Puntland, Gobalada dhexe e Soomaaliy iyo sidoo kale gobalka Soomaalida ay degto ee Ethiopia...

Abaarey
Abaarey is located in Somalia
Abaarey
Abaarey
Dalka Soomaaliya
GobolMudug
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Cagaaran

Cagaaran waa deegaan dhismahiisa xoog u socdo. Waxaa ku nool, dad gaaraayo 12,456 qof, deegaankaan, ayaa waxaa u jirto 30 km Gaalkacyo dhinaca woqooyiga. Cagaaran dhismihii ugu balaarnaa waxaa la fuliyay may,2000kii,Cagaaran waa magaalo aad mihiim ugu ah xaga ganacsiga waxayna isku xirtaa waqooyiga iyo koonfurta soomaliya, waxay kaloo isku xirtaa dowlad deegaanka somalida ethopia..

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac