Kalabayr
Kalabayr (Af Ingiriis : Kalabar) waa magaalo ku taala bartamaha waqooyi galbeed ee gobolka Mudug, Soomaaliya. Magaalada Kalabayr waxaa ku dhaqan dad gaaraya ilaa 25,000 . Magaalada Waxaa dega Beesha Carab Saalax Meheri (Carab salax). [1] Waxaa magaaladan kuyaala iskuulo, goobo ganacsi iyo saldhig ciidadan oo katisran Buntland.
Kalabayr | |
---|---|
Magaalo | |
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude. | |
Wadanka | Somalia |
Gobol | Mudug |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Kalabayr (English: Kalabar) is a town in the northwestern part of Somalia's Mudug region. There are about 25,000 people in this town of Kalabayr. The city's inhabitants are of the Arab Salah Meheri clan who also reside in other parts of Mudug Region of Somalia.
Faalo
wax ka badalKalabayr waa magaalo ku taal Bursaalax iyo Galdogob dhexdooda. Waa magaalo dhismo kusocso oo koreysa. Magaaladu waxey leedahay ceelal matooro ah oo waawayn iyo xarumo waxbarasho.
Isku socodka
wax ka badalJId raf ah (aan laami aheyn) ayaa isku xidha Tuulada Kalabayr iyo magaalada Gaalkacyo, oo ah magaalo madaxda gobolka Mudug.[2]
Waxbarashada
wax ka badalMagaaladda Kalabayr waxaa ku yaal dugsiga hoose, dhexe iyo Sare iyo malcaamado quraan oo dhawr ah. Waxa kale oo dhawaan la rajaynayaa in laga furo xarumo waxbarasho oo horleh.
Sidoo kale fiiri
wax ka badalXigash
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-05-28. Soo qaatay 2021-08-09. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://reliefweb.int/report/somalia/improving-security-trade-through-employment-somalia