Buunadada Bardhere

(Waxaa laga soo toosiyay Baardheere)

Buundada Bardhere waa buundada ugu weyn buundooyinka Somalia, kana soocan qaab dhismeedka Buundada, Aidoo kale waxay kaga duwan thy buundooyinka kale ee Bardhere waa buundo sadax qeybood leh sida qeyb dhexe oo ay maraan gawaarida iyo qeyb kale oo ay adeegsadan Dadka.