Ogsajiin «O2» (Ingiriis: Oxygen) waa curiye kimikeed uu astaankiisuna yahay 8 tirada atam kiisuna tahay 8, taasina waxay u dhigantaa inay bu'diisu haysato 8 borotoon. Tirada niyuutaroon-nadu waxay ku xirantahay aysotoob: kan aysotoobka dagani wuxuu leeyahay 8, 9, ama 10 niyuutaroon. Ogsajiinku wuxuu ka tirsan yahay ururka-chalcogan marka la fiirsho tusaha kalgalka, kuwaas oo ah birma-ahe falgal sarreeya, iyo ogsidheeye u nugul la samaynta ogsaydh curiyaasha iyo iskudhisyada kale. Markii la eego cufka, ogsijiinku waa curiyaha saddex-aad ee ugu badan koonka, goortii laga reebo haydarojiin iyo hiiliyam. Beegaalka heerkul iyo cadaadis, labo atam ayaa is-gunta oo sameeya ogsijiin-labaale (dioxygen), kaas oo ah neef (gas) aan midab iyo ur toonna lahayn oo la yiraahdo neef laba atamle (diatomic gas) oo leh naaneysta (formula) O2. Ogsijiin- labo atamle (diatomic oxygen) wuxuu ka kooban yahay 20.8% ee gibilka dhulka. Madaama ay iskudhisyadiisa ay ka midyihiin ogsiidhyo, oogada dhulka badhkeed ayaa ka sameysan curiyaha.

Ogsijiin
8O
Hydrogen (other non-metal)
Helium (noble gas)
Lithium (alkali metal)
Beryllium (alkaline earth metal)
Boron (metalloid)
Carbon (other non-metal)
Nitrogen (other non-metal)
Oxygen (other non-metal)
Fluorine (halogen)
Neon (noble gas)
Sodium (alkali metal)
Magnesium (alkaline earth metal)
Aluminium (post-transition metal)
Silicon (metalloid)
Phosphorus (other non-metal)
Sulfur (other non-metal)
Chlorine (halogen)
Argon (noble gas)
Potassium (alkali metal)
Calcium (alkaline earth metal)
Scandium (transition metal)
Titanium (transition metal)
Vanadium (transition metal)
Chromium (transition metal)
Manganese (transition metal)
Iron (transition metal)
Cobalt (transition metal)
Nickel (transition metal)
Copper (transition metal)
Zinc (transition metal)
Gallium (post-transition metal)
Germanium (metalloid)
Arsenic (metalloid)
Selenium (other non-metal)
Bromine (halogen)
Krypton (noble gas)
Rubidium (alkali metal)
Strontium (alkaline earth metal)
Yttrium (transition metal)
Zirconium (transition metal)
Niobium (transition metal)
Molybdenum (transition metal)
Technetium (transition metal)
Ruthenium (transition metal)
Rhodium (transition metal)
Palladium (transition metal)
Silver (transition metal)
Cadmium (transition metal)
Indium (post-transition metal)
Tin (post-transition metal)
Antimony (metalloid)
Tellurium (metalloid)
Iodine (halogen)
Xenon (noble gas)
Caesium (alkali metal)
Barium (alkaline earth metal)
Lanthanum (lanthanoid)
Cerium (lanthanoid)
Praseodymium (lanthanoid)
Neodymium (lanthanoid)
Promethium (lanthanoid)
Samarium (lanthanoid)
Europium (lanthanoid)
Gadolinium (lanthanoid)
Terbium (lanthanoid)
Dysprosium (lanthanoid)
Holmium (lanthanoid)
Erbium (lanthanoid)
Thulium (lanthanoid)
Ytterbium (lanthanoid)
Lutetium (lanthanoid)
Hafnium (transition metal)
Tantalum (transition metal)
Tungsten (transition metal)
Rhenium (transition metal)
Osmium (transition metal)
Iridium (transition metal)
Platinum (transition metal)
Gold (transition metal)
Mercury (transition metal)
Thallium (post-transition metal)
Lead (post-transition metal)
Bismuth (post-transition metal)
Polonium (post-transition metal)
Astatine (halogen)
Radon (noble gas)
Francium (alkali metal)
Radium (alkaline earth metal)
Actinium (actinoid)
Thorium (actinoid)
Protactinium (actinoid)
Uranium (actinoid)
Neptunium (actinoid)
Plutonium (actinoid)
Americium (actinoid)
Curium (actinoid)
Berkelium (actinoid)
Californium (actinoid)
Einsteinium (actinoid)
Fermium (actinoid)
Mendelevium (actinoid)
Nobelium (actinoid)
Lawrencium (actinoid)
Rutherfordium (transition metal)
Dubnium (transition metal)
Seaborgium (transition metal)
Bohrium (transition metal)
Hassium (transition metal)
Meitnerium (unknown chemical properties)
Darmstadtium (unknown chemical properties)
Roentgenium (unknown chemical properties)
Copernicium (transition metal)
Ununtrium (unknown chemical properties)
Flerovium (unknown chemical properties)
Ununpentium (unknown chemical properties)
Livermorium (unknown chemical properties)
Ununseptium (unknown chemical properties)
Ununoctium (unknown chemical properties)
-

O

S
nitrogenogsijiinfluorine
Ogsijiin qaab liis ah
Muuqaalka
neef midab la'; dareere buluug midab furan. ogsajiin ay kor aadayaan ubuurta dareere ogsijiin.

Ogasajiin diilimaha qafiifka ah
Astaamaha guud
Magac, summad, tiro ogsijiin, O, 8
Higaad /sɨən/ OK-si-jən
Urur curiyaha diatomic nonmetal, chalcogen
Urur, heerka 16 (chalcogens), 2, p
Culays atam 15.999(4)
Ratibaad elektaroon [He] 2s2 2p4
2, 6
Taariikh
Helay Carl Wilhelm Scheele (1772)
Loogu magac daray Antoine Lavoisier (1777)
Astaamaha fiisikista
Weji neef
Cufnaan (0 °C, 101.325 kPa)
1.429 g/L
Hoor Cufnaan bar dhalaal 1.141 g·cm−3
Heerkul dhalaal 54.36 K, -218.79 °C, -361.82 °F
Bar karkar 90.188 K, -182.962 °C, -297.332 °F
Barta saddeleyda 54.361 K, 0.1463 kPa
Bar qirinqiirka 154.581 K, 5.043 MPa
Heat of fusion (O2) 0.444 kJ·mol−1
Heerka uumiga (O2) 6.82 kJ·mol−1
Qaadka kul mooler (O2)
29.378 J·mol−1·K−1
Cadaadis uumi
P (Pa) 1 10 100 1 k 10 k 100 k
at T (K)       61 73 90
Astaamaha atamka
Weji ogsidhayn 2, 1, −1, −2
Koronto 3.44 (Pauling scale)
Aayonayn tamar
(dheeraad)
1st: 1313.9 kJ·mol−1
2nd: 3388.3 kJ·mol−1
3rd: 5300.5 kJ·mol−1
Dabar wadaag gacan 66±2 pm
Gacan faderwaalis 152 pm
Miscellanea
Dhismo wiriq cubic
Ogsijiin has a cubic crystal structure
Horsiimo birlabeed paramagnetic
Thermal conductivity 26.58x10-3  W·m−1·K−1
Xawaaraha dhawaqa (neef, 27 °C) 330 m·s−1
CAS registry number 7782-44-7
Dhamaan aysotoob degan
Maqaalka rasmiga ah: Aysotoob ogsijiin
iso NA Cumri-badh DM DE (MeV) DP
16O 99.76% 16O is stable with 8 neutrons
17O 0.039% 17O is stable with 9 neutrons
18O 0.201% 18O is stable with 10 neutrons
· ref

Taariikhda Ogsajiinta wax ka badal

Atomka Ogsajiinta wax ka badal

Isticmaalka Ogsajiinta wax ka badal

 
Oxygen

Oxygen Waxa uu ka mid yahay qaybaha ugu muhiimsan ee kimikada waxaana loo soo gaabiyaa xarafka ah "O" Atam kiisuna waa 8 waana gaaska aduunka ugu badan.

Tixraac wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: