Summad kimikeed waa Gaabin ama ka dhigis magac yar curiyeyaasha. Dhamaan curiyeyaasha dabiiciga ah waxa ay leeyihin summad ka kooban xaraf ama saddex, sida badan xarafka ugu horreya waa la weyneeyaa.

Dhammaan summadaha kimikeed waxaa laga helaa Jadwalka Curiyayaasha waxaa loo adeegsadaa Isle'eg Kimikeed :