Fosforos

(Waxaa laga soo toosiyay Phosphorus)


Fosforos (Af Ingiriis : Phosphorus) calaamad P waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-shan.

Fosforos

Fosforos waa curiye Bir ma ahe macdanta ka mid ah oo laga helo dhagaxa Oogo Dhulka.

Curiyahan marnaba lamaga helo dhulka korkiisa asagoo kali ah, mar kasta wuxuu ka mid yahay isku dhis kala duwan. Fosforosta waxay u sameeysan tahay labo qaab oo kala ah:

Curiyeha Fosforos oo la helay sanadkii 1669kii ayaa markuu la fal-galo Ogsajiinta waxaa soo baxa isku dhis loo yaqaan Fosforos Ogsaaydh kaas oo bixiya iftiin - midani waa Fosforosta Cad.

Fosforosta inta ugu badan waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo Caro Nafaqeeyaha; sidoo kale waxaa laga sameeyaa isku dhisyada laga helo saabuunta, taraqa ama kabriidka iyo sunta cayayaanka.

Y


Mwjajasw

= Taariikhda Fosforosta =

Atomka Fosforosta wax ka badal

Fal-galka Curiyeha Kale wax ka badal

Isticmaalka Fosforosta wax ka badal