10 (tiro)
(Waxaa laga soo toosiyay Toban)
Toban (u qoranta 10) waa tiro ka mid ah xisaabta, taasi oo loogu dhawaaqo toban. Waa godka kow iyo tobanaad ee tirada guud marka laga soo bilaabo eber (0).
| ||||
---|---|---|---|---|
Tiro qiime | toban | |||
Ordinal | 10aad (tobanaad) | |||
Isirayn | 2 × 5 | |||
Tiro roman | X | |||
Labaale | 10102 | |||
Saddexaale | 1013 | |||
Afaraale | 224 | |||
Shanaale | 205 | |||
Senary | 146 | |||
Octal | 128 | |||
Laba iyo tobanaale | A12 | |||
Tobanaale | A16 | |||
Vigesimal | A20 | |||
Sal 36 | A36 |
10 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka toban.