0 (tiro)
(Waxaa laga soo toosiyay 0)
0 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka eber. Tirada lambar 0 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.
| ||||
---|---|---|---|---|
Tiro qiime | eber | |||
Ordinal |
0aad (eber) | |||
Labaale | 02 | |||
Saddexaale | 03 | |||
Afaraale | 04 | |||
Shanaale | 05 | |||
Senary | 06 | |||
Octal | 08 | |||
Laba iyo tobanaale | 012 | |||
Tobanaale | 016 | |||
Vigesimal | 020 | |||
Sal 36 | 036 |
Qoraalka gudaha oo kooban
KaalandarEdit
Marka la tixraaco xisaabinta wakhtiga ee loo yaqaano Kalandarka, 0'meeyadii waa sanadkii 1aad, 2aad, 3aad, 4aad, 5aad, 6aad, 7aad, 8aad, 9aad, 10aad iyo wixii la mid ah.