Lambar
Habdhiska tiro (matalan. 3 ama 7). kulannada summadaha waxay ka dhigantahay tirooyin (Abyoone, tirsiimo iyo maangal) hadba sida ay ugu jirto ee dhanka taxaha waxaa hadidayaa aqrinteeda habdhiska tirada.

The ten digits of the Western Arabic numerals, in order of value.
waxaa taariikha hore loo yaqiinay taxaha lambarada kala gadisan sida Lambarada Roomaanka, Lambarada Carabta iyo Lamabarada Hindida iyo kuwe kale...
sidoo kale waxaa la adeegsan jiray summado oo lambar ahaan loo qori jiray sida xarfaha ama erayo la isku dhafay sida Abjad lambar.
Sidoo kale eegEdit
- Positional number system
- Bit Bit
- Lambar weyn Significant digit
Tiro carbeed | 0 | 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 |
Sandi (Faaris iyo Urduu) |
۰ | ۱ | ۲ | ۳ | ۴ | ۵ | ۶ | ۷ | ۸ | ۹ |
Carabta | ٠ | ١ | ٢ | ٣ | ٤ | ٥ | ٦ | ٧ | ٨ | ٩ |
Hindida (Hindida hadda) |
० | १ | २ | ३ | ४ | ५ | ६ | ७ | ८ | ९ |
Taymiil | ௧ | ௨ | ௩ | ௪ | ௫ | ௬ | ௭ | ௮ | ௯ | |
Roomaan (Yurubta) |
I | II | III | IV | V | VI | VII | VIII | IX |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Numeral systems. |