0 (tiro)
(Waxaa laga soo toosiyay Eber)
0 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka eber. Tirada lambar 0 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.
| ||||
---|---|---|---|---|
Tiro qiime | eber | |||
Ordinal |
0aad (eber) | |||
Labaale | 02 | |||
Saddexaale | 03 | |||
Afaraale | 04 | |||
Shanaale | 05 | |||
Senary | 06 | |||
Octal | 08 | |||
Laba iyo tobanaale | 012 | |||
Tobanaale | 016 | |||
Vigesimal | 020 | |||
Sal 36 | 036 |
Kaalandar Edit
Marka la tixraaco xisaabinta wakhtiga ee loo yaqaano Kalandarka, 0'meeyadii waa sanadkii 1aad, 2aad, 3aad, 4aad, 5aad, 6aad, 7aad, 8aad, 9aad, 10aad iyo wixii la mid ah.
Qoraalo La Mid ah Edit
Liiska Tirada Edit
Xigasho Edit
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro 0 (number). |