0 waa habka qoraalka xisaabta ee tirada lambarka eber. Tirada lambar 0 waxay ka mid tahay tobanka lambar ee aasaaska u ah dhamaan tirada.

−1 0 1
−1 0 1 2 3 4 5 6 7 8 9
Tiro qiime eber
Ordinal 0aad
(eber)
Labaale 02
Saddexaale 03
Afaraale 04
Shanaale 05
Senary 06
Octal 08
Laba iyo tobanaale 012
Tobanaale 016
Vigesimal 020
Sal 36 036

KaalandarEdit

Marka la tixraaco xisaabinta wakhtiga ee loo yaqaano Kalandarka, 0'meeyadii waa sanadkii 1aad, 2aad, 3aad, 4aad, 5aad, 6aad, 7aad, 8aad, 9aad, 10aad iyo wixii la mid ah.

Qoraalo La Mid ahEdit

Liiska TiradaEdit


XigashoEdit