Rasaas

(Waxaa laga soo toosiyay Lead)

Lead

Curiyaha Lead.

Lead (ingiriis: Lead) astaanta (Pb) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay sideetan-iyo-labo (82). Curiyaha Lead waa bir daciif ah ka tirsan guruubka 14aad iyo heerka 6aad ee Diwaanka Curiye iyo guruubka p-block.

Curiyahan Lead waxay ka tirsan tahay guruubka kaarboonta, waana bir daciif ah oo leh midab cirdhow-cadaan xiga taas oo si dhakhso badan ula falgalsha dhamaan curiyayaasha hawada ah.

Xigasho wax ka badal