Heerka 6aad ee Diwaanka Curiye waa laynka 6aad ee jadwalka Diwaanka Curiye.

Safkan 6aad waxaa ku jira 32 curiye taas oo ku bilaabanta Kaasiyaam (Cs) kuna dhamaata Raadhoon (Rd).