Guruubka Kaarboon

(Waxaa laga soo toosiyay Guruubka 14)

G 13aad < Guruubka 14aad > G 15aad

Curiyaha Kaarboon.
Curiyaha Silikoon.
Curiyaha Jermaaniyaam.
Curiyaha Tin.


Guruubka 14aad ama Guruubka Kaarboon waa guruub curiye kimiko ee qeybta 14aad ee safafka Diwaanka Curiye. Guruubkan wuxuu ka kooban yahay lix curiye kuwaas oo kala ah: Kaarboon (C), Silikoon (Si), Jermaaniyaam (Ge), Tin (Sn), Lead (Pb) iyo Felerofiyaam (Fl).