Qaybta Nitrogen

(Waxaa laga soo toosiyay Guruubka 15)

G 14aad < Guruubka 15aad > G 16aad

Curiyaha Nitrojiin.
Curiyaha Fosforos.
Curiyaha Arsenic.
Curiyaha Antimony.

Guruubka 15aad ama Biniktojiin (Pnictogen) sidoo kale loo yaqaano Guruubka Nitrojiinta waa guruub curiye kimiko ee qeybta 15aad ee safafka Diwaanka Curiye. Guruubkan wuxuu ka kooban yahay lix curiye kuwaas oo kala ah: Nitrojiin (N), Fosforos (F), Aarsenik (As), Antimony (Sb), Bismuth (Bi) iyo Ununbentiyaam (Uup).