Alumiiniyaam
(Waxaa laga soo toosiyay Aluminium)
Alumiiniyaam
wax ka badalAlumiiniyaam (Ingiriis: Aluminium) calaamad Al waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sadex.
Alumiiniyaam waa curiye bir ah, iyo curiyeha sadexaad ee ugu badan dhulka, waxa ka horeeya Ogsajiin iyo Silikoon.
Taariikhda Alumiiniyaamta
wax ka badal1808
Atamka Alumiiniyaamta
wax ka badalFal-galka Curiyeha Kale
wax ka badalIsticmaalka Alumiiniyaamta
wax ka badalWikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Aluminium. |