Tirada Atamka ama lambarka atamka (Z) (Ingriis: Atomic number) Waa ereybixin loo adeegsado Kimistari iyo Fiisikis ee ka socda tirada Borotoonnada ee ku jirta bu'da Atamka. Atamka waxaa ku jira danab dheellitiran, waxa ay noqonaysaa tirada Elektaroonno isle'eg ee tirada atam.

Muujinta tirada atamka, iyo Cufka Atamka.
Tubaha Kalgalka Muujinaya Tirada Atamka

Tirada Atamka waxaa xaddida nooca Curiyaha Kiimikada e Jadwalka Curiyayaasha.

Waxaa la jira Tirada Atamka Z Tirada Borotoonada aan doonayno waa Kimistariga iyo Fiisikiska sidoo kale Cufka atamka "A" waa kooxda Borotoonnada iyo Niyutaroonno ee bu'da atamka, lagu magacaabo A Tiro cuf.


Tixraac wax ka badal

EEg sidoo kale wax ka badal