Kelfin
Kelfin (Af Ingiriis : Kelvin; Af Carabi : ar) waa halbeeg lagu xisaabiyo heerkulka. Ereyga Kelfin waxaa loogu magac daray Injineer reer England Baron Kelvin (1824–1904) kaas oo sameeyay Halbeeg cabir dhamaystiran[1].

Halbeegan waxaa loo soo gaabiyaa K (Kelfin).
Qiyaasta halbeegan jabjab ahaan waa 1/273.16[2]). Cabirkan oo inta badan lagu qiyaaso kuleylka iyo qaboowga ayaa wuxuu lambar todoba ka yahay Halbeegyada Caalamiga ah ee dunida.
Marka halbeega Kelfin loo bedelaayo Salsiyas waa +273.16.
Tusaale ahaan haddii heerkulka maanta yahay 30 °C markaad Kelfin u bedelayso waa +273.16 taas oo u dhiganta 303.16 K.
Taariikhda KelfinkaEdit
Isbarbardhiga HalbeegyadaEdit
Kilven waxa uu ka midyahay halbeega cabir ee heerkulka waxaana loo suntaa (K), waxa uu lamid yahay cabirada kale ee lagu cabiro kuleelka.
Derajada Kilven = sentigaret + 273,15, oo udhiganta K = °C + 273,15
Darajada Kilven = (Fahrenhayt + 459.67)/1.8 K = (°F + 459,67) / 1,8
Halkaan waxaad ka arki kartaa sida la isugu bedbedeli karo
ka | Loo bedalay | Habka |
---|---|---|
kelvin | Celsius | T(°C) = T(K) - 273,15 |
kalsius | kelvin | T(K) = T(°C) + 273,15 |
kelvin | Faaranhaayt | T(°F) = (T(K) × 1,8) - 459,67 |
Faaranhaayt | kelvin | T(K) = (T(°F) + 459,67) / 1,8 |
Halbeegyo KaleEdit
- Salsiyas
- Fahrenhayt
- Rankine
- Delisle
- Newton
XigashoEdit
[2])
- ↑ . Bureau International des Poids et Mesures http://www.bipm.fr/en/CGPM/db/13/4/. Soo qaatay 2008-02-06. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ 2.0 2.1 . Bureau International des Poids et Mesures. pp. Section 2.1.1.5 http://www.bipm.org/en/si/si_brochure/chapter2/2-1/kelvin.html. Soo qaatay 2012-08-27. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)