Hiliyaam

(Waxaa laga soo toosiyay Helium)

Hiliyaam (Ingiriis: Helium) calaamad He waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labo. Hiliyaam waa Neef bilaa ur, dhadhan iyo midab ah isla markaana wuxuu ka mid tahay neefaha aan sunta ahayn. Curiyahan oo safka hore kaga jira Diwaanka Curiye ayaa leh barta ugu hooseeysa ee kululeeynta iyo dhalaalinta curiye.

Hiliyaam

Hiliyaam waa curiyaha labaad ee ugu fudud hawoda isla markaana ugu badan Koonka, waxa ka horeeya Haydarojiin oo kaliya.

Hiliyaamta waxa la bartey Qorax Madoowaadkii sanadkii 1868 waxaana helay aqoonyahan Cilmi Fallag Faransiis ahaa oo lagu magacaabi jirey Jules Janssen.

Taariikhda Hiliyaamta wax ka badal

Hiliyaam waxaa daahfuray cirbixiyeenkii Faransiiska ahaa ee Pierre Janssen bishii Ogosto 18, 1868, isagoo ah khad huruud ah oo dhalaalaya oo ka mid ah sbegterum koromosfeer ee Qoraxda.[1][2] Khadka waxaa loo maleeyay inuu yahay sodium. Isla sanadkaas, cirbixiyeen Ingiriisi, Norman Lockyer, ayaa isna u kuurgalay oo ogaaday in ay sababtay curiye cusub.[3] Lockyer iyo Ingiriisi farmashiistaha Edward Frankland ayaa u magacaabay curiyaha helium, oo ka yimid ereyga Giriigga ee Qoraxda, ἥλιος (helios).[4]

Atomka Hiliyaamta wax ka badal

Fal-galka Curiyeha Kale wax ka badal

Isticmaalka Hiliyaamta wax ka badal

Tixraac wax ka badal