Suldaan Suleymaan Al Qaanuuni

Suldaan Süleymaan

Suldaan Süleymaan 1aad (Kanuni Sultan Süleyman I: Af-Turki) waxa uu ahaa suldaanka 10aad ee Dawladda Cosmaniya.