Khuram suldaan
khuram suldaan oo loo yaqaan sidoo kale rookislaana waa xaaska suldaanka cusmaaniyiinta suleymaan qaanuuni, waana hooyada saliim labaad,waxaa lagu eedeeyaa inay lug ku lahayd dilka shahrazaada musdafa oo ahaa kan ugu weynaa ilmaha suleymaan qaanuuni iyo dilka sadrulacdam Ibrahim baashaa.
khuram suldaan خرم سلطان | |
Dhalatay: | qiyaastii 1502 ama 1504 |
---|---|
goobta dhalshada: | roohaatin, boqortooyada boolaaan |
Diintiisa: | kirishtaan artodkas, kadib islaam |
Dhalasho: | dawlada cosmaniya |
xaaska | suleymaan qaanuuni |
ilmaha | saliim labaad |
Dhimatay: | 1558 |
Ku dhimatay: | Qusdandiiniya |