Shaam
Shaam (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Levant) ama suuriyadii hore waa magac taariikhi ah oo loo yaqaanay wadama bariga iyo woqooyiga dhulka jasiirada carabta wuxuu dherersanyahay xeebta bari ee jasiirada carabta ilaa bada cad gudaha waxaa ku jira labad wabi ee dajla iyo furaat, waxay kulansataa maanta wadamada loo kala yaqaan : suuriya, lubnaan, urdun, Falastiin, iyo dhulal yar oo kala raacsan sucuudiga iyo qaybo yaroo ka kala mida turkiga, siinay, gobolka ciraq ku yaal ee muusil, dadka qayb baa qabta inay jasiirada qubrusna, jasiirada u ekahasiinaay iyo ciraaq oo dhan ay ka wada mid yihiin.
Shaam | |
---|---|
Wadanada iyo deegaanada | Sybrus Israaiil Jordan Lubnaan Falastiin Suuriya Turkiga iyo deegaano kale |
Bulshada | 44,550,926[4] |
Magaca dadka | Reer Shaam |
Luuqadaha | Carabi, Hebrew, Armenian, Circassian, Greek, Kurdish, Ladino, Turkish |
Wakhtiga | UTC+02:00 (EET) (Turkiga iyo Qubrus) |
Xadka shaam
wax ka badalXadka dhulka shaam wuxuu ka bariga bada mideteriyanka ilaa xuduudka dhulka Mesobotamiya [5][6][7], Mandiqadaan ayaa kulmineeso maantadaan la joogo Suuriya, Lubnaan, Urdun iyo Falastiinta taariikhiga ahayd, waxaa sii dheer meelo xuduudeed sida Tabuuk oo Sucuudiga dhacdo iyo gobalada suuriya ee lagu daray Turkiya waqtigii gumeestiha Faransiiska.
juqraafi iyo cimilo
wax ka badal{{hadaadn taqaan ku darso}}
cimilada
wax ka badalTaariikhda Shaam
wax ka badalqaybinta siyaasadeed ee gobolka
wax ka badallahjadaha caabiga eelooga hadlo shaam
wax ka badalqaabka nolosha
wax ka badal- reer magaalreer
- baadiyeiyo
- reer guuraaa
Warka
wax ka badalhttps://www.nytimes.com/2021/02/23/world/middleeast/syria-assad-economy-food.html https://www.wsj.com/articles/ai-emerges-as-crucial-tool-for-groups-seeking-justice-for-syria-war-crimes-11613228401
sido kale fiiri
wax ka badalTixraac
wax ka badal- ↑ 1.0 1.1 The Oxford Encyclopedia of Ancient Greece and Rome, Volume 1, p247, "Levant"
- ↑ Microsoft Encarta (2009) "Levant"
- ↑ Oxford Dictionaries Online. "Levant". Oxford University Press. Retrieved 4 April 2015.
- ↑ Population found by adding all the countries' populations (Cyprus, Israel, Jordan, Lebanon, Syria, Palestine and Hatay Province)
- ↑ Kala xiriir halkaan
- ↑ Template:استشهاد ويب
- ↑ Template:استشهاد بدورية محكمة